Madaxweyne Deni oo Dalacsiiyay Ciidamo ka shaqeeyay Nabad gelyada Gobol katirsan Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan Ciidanka Puntland kuwaasi oo ka shaqeeyay nabadgelyada Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad Markuu arkay: Agoontooda kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda Ciidanimo. Wuxuu xeeriyay Waxa min … Continue reading Madaxweyne Deni oo Dalacsiiyay Ciidamo ka shaqeeyay Nabad gelyada Gobol katirsan Puntland